Tuesday 18 December 2007

Happy Eid, Qaran Politicians Released Finaly, Victory for Somaliland.

News in Somali:

Ciid Mubaarak! Qaran Madaxdeedii oo Hargeysa maanta ku ciidaya!!!
qaranrelease.jpg
Maxamed Cabdi Gabboose iyo ku xigeenadiisa Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid Ibraahim
(qaransomaliland.com) - Hargeysa 18/12/2007

Saaka markay saacaddu ahayd 4tii subaxnimo Hargeysa ayaa siyaasiyiintii Qaran xaafadahoodii la kala geeyey.

Wareysi gaaban ee guddomiyaha Ururka Qaran Dr. Maxamed Cabdi Gaboose la yeelanay wuxuu noo sheegay iney filayeen in subaxnimada la sii daynayo laakiin ay si kedis ah shandadohoodii askari u boobtay habeenimo oo gawaari si deg-deg ah lagula soo baxsaday. Wax waraaqa ah oo ay saxiixeena ayan jidhin oo sifada lagu soo daayay ay filayaan iney tahay middey iyagu doonayeen oo u oggolaaneysa iney Ururkooda loo oggolado iney diwaan gelin karan si ay dorashooyinka soo socda uga qeyb qaataan.

Wixii kaloo war ah halka kala soco.

Mahdi A. Abdi

qaransomaliland.com